dahabshiil

BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

Dhamaan Hawlwadeenada iyo Bahda Boramanews Waxay Hambalyo U Farxadleh U Dirayaan Boqor Abdi Samad Maxamuud Miisaan iyo Boqorada : Samsam Muxumed Diiriye Oo Meher Koogu

HambalyoaaaDhamaan Hawlwadeenada iyo Bahda Boramanews Waxay Hambalyo U Farxadleh U Dirayaan Boqor Abdi Samad Maxamuud Miisaan iyo Boqorada Samsam Muxumed Diiriye Oo Meher Koogu Ka Dhacay Saaka Magaalada Boorama .. Waxaan Leenahay Noqda Kuwii Isku Waara Ee Ubad Khayr Qaba Oo Diintooda iyo Dadkooga iyo Dalkoogaba Anfaca Kala Hela ... Aaamiin Aaamiiiin Aaamiiin
   Gurigiinu Guri Nagi Guurkiinu Guur Khayr Caadilow Ka Yeeellllllllllllllllllllllll Aamiin Aamiin Aaamiin

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Saturday, 15 June 2013 20:01
Wednesday, 29 May 2013 03:57
Wednesday, 19 June 2013 05:27
Monday, 17 June 2013 17:36
Sunday, 16 June 2013 18:54
Monday, 17 June 2013 19:50
Wednesday, 12 June 2013 12:42
Monday, 27 May 2013 22:25
Monday, 03 June 2013 07:51
Wednesday, 29 May 2013 04:32