dahabshiil

BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

Boqolaal Soomaalida Xasuuqa Lagu Hayo Ee Koonfur Afrika Oo Maanta Mudaharaadyo Balaadhan Ku Cabiray Dareenkooga (MAXAA NALOO DILAYAA) +SAWIRRO BADAN

hj07-06-2013 CapeTown (Bnn) Boqolaal Soomaalida dagan dalka koonfur africa ayaa magaalooyinka waa waaweyn ka digay banaanbaxyo iyagoo cadhaysan kuna muujinayaan dareenkooga dhibaatooyinka dilalka boobka iyo barakicinta ah ee lagu hayo ayaa ka dhacay magaalooyinka Port Elizabeth Iyo Cape Town



Magalada Port Elizabeth Ayaa Banaanbax Balaadhan ay ka dhigayeen Jaaliyada Soomaalida Iyagoo Watay Boodhadh Ay Ku Qoranyihiin, Maxa Naloo Dilayaa ,Maxaan Galabsanay Maxa Naloo Barakicinayaa iyo Erayo kale , Banaanbaxaaysha Ayaana Isugu Tagay Barxad Weyn Oo Ku Taala Afaafka Hore Guriga Uu Daganyahay Duqa Magalada Port Elizabeth.

Duqa Magaalada Port Elizabeth Zanoxolo Wayile Oo Banaanbaxayaasha Soomaalida La Hadlay Ayaa U Sheegay Soomaalida Inay Is Dajiyaan Islamarkaana La Baadhi Doono Sida Ugu Dhakhsiyaha Badan Dhibaatooyinka Lagu Hayo Soomaalida il Gaar Ahna Uu Ku Eegi Doono Xaalada Soomaalida Ku Nool Gobolka Eastern Cape .

Qaar Kamid Ah Masuliyiinta Jaaliyada Gobolka Eastern Cape Oo Ka Hadlay Fagaaraha Uu Banaanbaxa Ka Dhacayay Ayaa So Dhaweeyay Hadalka Duqa Magalada Port Elizabeth Inkastoo Ay Muujiyeen Dareenkooda In Dhib Ay Ka Damqadeen Oo Aan La Ilaabi Karin Loogu Gaystay Dhawaan Deegaanka Booysenburg Wiil Soomaali Ah Oo Si Arxan Dara Ah dhagax Loogu Dilay ,

Iska Ku Hay Boramanews Kala Soco Warark Daray Ga AH .
dibadbax1

dibadbax1dibadbax1dibadbax1dibadbax1dibadbax1dibadbax1dibadbax1dibadbax1dibadbax1dibadbax1dibadbax1dibadbax1dibadbax1

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Friday, 07 June 2013 03:33
Thursday, 30 May 2013 08:18
Tuesday, 11 June 2013 15:45
Wednesday, 05 June 2013 08:15
Wednesday, 12 June 2013 20:40
Monday, 17 June 2013 16:53
Sunday, 02 June 2013 10:20
Tuesday, 18 June 2013 02:13
Wednesday, 12 June 2013 17:59
Wednesday, 29 May 2013 05:16