Waxaynu Goob joog, Markhaati, Iyo Marag inoo ah, maanta Iyo maalintii Xilka lagu wareejiyey Madaxweyne Ahmed Mohamed Siilaanyo.
Dalka Waxaa ku soo kordhay, Maamul xumadii, Iyo Nidaamkii ugu liitey, haday agaasimayaasha tahay, haday wixii, ka hooseeya tahay, haday wasiir tahay, Wuxuu xilalkii ugu dhowaa u dhibey dad aan ehel Iyo asxaab dowlo ahayn, Oo u haysta in TV dalka laga maamulo, kooxo manfac Iyo faaiido doon ah, Oo u haysta in Xilka Iyo hantida Ummada laga hodmo, Oo eexda Iyo cadaalad darada ay ku kacayaan quudhsiga iyo boobka dalka Iyo ku tagrifalka ay awooda qarranka ku hayaan, ka xun tahay Al-shabaab. Al shabaab Waa cadow aad og tahay, waxyeeladiisuna aad ku talo gas hay, Waxaa. Jira Xubno Maamulkeena Iyo Goleheena Wasiiradda ah, Oo Kansar (cancer) caabuq Iyo boogo ku ah qarran, Waa gafanayaal kuwii ugu xumaa Ee hogaanka Jamhuuriyada Soomaliland qabta kuwii ugu liitey, Aqoon maamul, Malcaamado ka macaash quraan Iyo xawaalad ayaa CV u ah, dangaara manfac Iyo macaash doon. Waxaynu aragnay madaxtooyadii Oo qandaraas Iyo qabyaaladii ugu xumayd ka soo urayso..
Wasaaradii Maaliyada Oo noqotay Bakhaar nin lee yahay, xag Shaqaale, xag Hantiboob, xag eex Iyo kala takoorka.. Waxkasti Oo Somaliland lahayd Waa la boobay, Madaxweyne suuxsan Iyo Wasiirkii Madaxtooyada Oo Dalka madaweyne ka ah, aqoontiisuna boob dhac Iyo a marks taaglayn aan siyaasad Iyo maamul meela ka soo gelin... Waxaa hadda la boobayaa lacagtii, wadooyinka, Waxaa la boobayaa lacagihii Maaliyadda Oo sandakan badhkiisii baa lala baxayaa.. Waxaa dhiamatay Oo la waayey maamul skin sharaftii milgihii Iyo Awoodiii madaweyne Siilaanyo Oo cidkale Oo ay aan dooran Saaran.. Waxaan soo jeedinayaa in si Macquula Caligala, loo sameeyo, kacdoon lays kaga tuurayo, kooxda maafiyada Iyo hanti boobka dhiig miiratada ah Ee Madaxtooyada inoo gashay ayna hormuudka u yihiin.. Samaale, Baashe (Morgan) , Xirsi President power act, Dahir Abdi Jama.. Iyo Wasiirda Dilaaloobey Ee Moqorofada ka dhigtay magacii qarranka Soo laalaabay Safaaradihii Debeda, maqaamsare shandad hunguri... Iyo Wasiirka Macdanta Iyo biyaha Ee heshiisyada shakhsiga ah soo gala madaxweynuhuna Difaaco.. Waa in kacadoon, qarran laga sameeyo, Cadaalada darada, eexda Iyo boobka ay ragaasi dalka ku Hayaan Oo laga dhiidhiyo..,,,,,!!!!
CADAALAD DARADU WAA CUDUR QARRANKAN AAFO U HORSEEDI KARA IYO BURBUR!! BOOBKU WAA SALDHIGA MACALUUSHA EEXDA IYO QARAABSKIILKA MAANTA LAYNAGU HOGAAMINAYO EE WASIIR XIRSI AWOODA IYO DEREJADA KU YEESHAY WAANA KAN LAGA TAHRIIBAYO TIISA IYO TA SAMAALE WADAA!!! WAA KOOX DANTII QARRANKA U ROGATEY IYO XILKII LOO IGMADAY MACCASH DOON! WASIIRNIMO KU TAAJIR! SHAQAALE BEELEED, QANDARAASYO BEELEED! CADAALAD DARO! MAAMUL IYO DAWLADNIMO GARASHO LA AAN??? IYO HAGARDAAMO QARAN?? SHIR XAMAR DOON DOON!! KULMIYE BURBURIN!! DHALIYARO BEEN U SHEEG IYO MASUUBO SOOMALILAND KU HABSATEY.. Oo aynu gacanteena ku daawanayno.. SHIDAALKA IYO KHAYRAADKA DALKA MA GURI WASIIRKA MACDANTU KIRSYNAYAA,!!! MISE WAA HANTI MADAXTOOYADU LEEDAHAY. MEE sharcigii shidaalku?..
|
Saturday, 15 June 2013 16:02 |
|
Wednesday, 29 May 2013 03:38 |
|
Monday, 10 June 2013 09:12 |
|
Tuesday, 11 June 2013 21:04 |
|
Tuesday, 11 June 2013 02:11 |
|
Thursday, 13 June 2013 23:21 |
|
Monday, 17 June 2013 04:21 |
|
Saturday, 15 June 2013 03:16 |
|
Wednesday, 29 May 2013 04:32 |
|
Wednesday, 29 May 2013 21:12 |