|
||||
| Taliyihii Sahaminta Qaybta 12-aad ee Ciidanka Qaranka oo Caynaba lagu Dilay |
|
Caynabo(Bnn)-Warar dheeraad ah oo naga soo gaadhaya magaaladda Caynabo ee xarunta Gobolka Saraar ayaa sheegaaya in halkaasi dhaawac geeri dhaliyay ka soo gaadhay taliyihii sahaminta qaybta 12 aad ee ciidanka qaranka wararka ayaa sheegaaya in taliyuhu soo ee gayay dad maxaabiis ah oo loo soo wareejiyay jeelka magaaladda caynabo,
Alla ha u naxariistee taliyaha dhintay oo lagu magacabi jiray Mataan Mahdi wuxuu Sidda ay noo xaqiijiyeen saraakiil sare oo ka tirsan ciidanka booliska iyo qarankaba Wararka lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in ninka qabaxu ka qaraxday uu taagnaa guriga badhasaabka Saleban Ducaale X Jamac. |


