11-06-2013 Muqdisho (Bnn) Ciidamo Boolis ah oo loogu tala galay ka hortaga rabshadaha iyo qaraxyada ayaa maanta lagu soo bandhigay magaalada Muqdisho kuwaasi oo dhoolatus ku sameeyay magaalada Muqdisho
Ciidamadan ayaa ah kuwo dhawaan Tababar loo soo xeray si ay ugu howlgalaan magaalada Muqdisho gaar ahaan goobaha ay ka dhacaan qaraxyada iyo rabshadaha. Iyadoo dhoolatuskan ay soo bandhigeen uu ahaa mid ay ku muujinayeen sida loogu hortago marka ay dhacaan rabshadaha, iyo sida loogu gurmado dadka ku waxyeelooba qaraxyada.
Ciidamada ayaa loo diyaariyay sida iyagoo ku sugan saldhigyadooda ka dib waxaa dhacay qarax, kaas oo si mala awaal ah qeybna ka ahaa dholatuska, waxaana Shanqarta Qaraxa ka dib dhaqaaqay Ciidamadii loogu talagalay in ay gurmadka Sameeyaan dad loo ekeysiiyay in ay qaraxaasi ku waxyeeloobeen ayaana ciidamada kala gadisan ay gurmadka u fidinayeen






























|
Sunday, 26 May 2013 21:09 |
|
Wednesday, 19 June 2013 04:46 |
|
Thursday, 30 May 2013 20:50 |
|
Tuesday, 11 June 2013 10:17 |
|
Tuesday, 04 June 2013 17:25 |
|
Sunday, 16 June 2013 19:11 |
|
Wednesday, 29 May 2013 02:24 |
|
Saturday, 01 June 2013 20:47 |
|
Saturday, 01 June 2013 08:43 |
|
Wednesday, 19 June 2013 01:20 |