dahabshiil

BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

Xildhibaan Cabdixakin Cige Guuled oo soo dhaweyey safarka Prof Axmed ismaciil samater ee Somaliland

prof_samatariXildhiban Cabdihakim Cige Guled oo ka mid ah xildhibaanada xukuumadda Somalia horena u ahaan jiray wasiir dawlaha arimaha gudaha iyo abniga kana  soo jeeda  Somaliland(Awdal)   Waxaan  siwayn u soo dhaweeyay socdaalka uu prof axmed ismaciil samater ku tagay Somaliland,xildhibaan abdixakin oo saaka waraysi siiyay radio muqdisho ayaa ku tilmaamay safarkan axmed ismaciil inuu yahay mid wax wayn kabadlidoonta arimaha Somalia iyo Somaliland,iskuna soo dhawayn karta wadahadaladii u socday labada dhinac,  

 waxaan balan qaadayaa inaan kala shaqayn doono wax ala wixii walaal tinimo ah ee dib u soo celin karta qarankii somaliyeed,anagu hadii aan nahay siyaasiyiinta waxaan marwalba u taaganahay,una shaqaynaa dadka aan matalo inay helaan waxay xaq u leeyihiin,haday Somaliand tahay iyo haday Somalia tahay mana haboona in xaqa,ladulmiyo,sida kaliya ee horumar lagu gaadhikaraa waa sinaan iyo midnimo   Sikasteeba ha ahaate xildhiban Cabdihakim Cige Guled aya ah xildhibankii ugu horeyey ee  barlaamanka somalia ee soo dhaweya socdalka Prof Ahmed Ismael Samatar u ku tagay Somaliland muddo ka badan 25 saano.

Muqdisho

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Wednesday, 12 June 2013 18:23
Tuesday, 04 June 2013 14:58
Sunday, 26 May 2013 21:19
Monday, 10 June 2013 04:00
Sunday, 09 June 2013 20:24
Monday, 17 June 2013 17:36
Monday, 10 June 2013 20:27
Friday, 14 June 2013 19:11
Wednesday, 12 June 2013 13:35
Saturday, 15 June 2013 06:08