dahabshiil

BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

Shirkada Diyaaradaha Ee Dalka Ugandha Oo Shaacisay Duulimaadyo Toos Ah Oo Ay Ka Bilaabayso Muqdisho Iyo Maalinta Ay Bilaabayso Oo...

uganda__airlines
16-06-2013 (BNN) Shirkada Diyaaradaha Ee Dalka Yugaandha oo shaaca ka qaaday maalinta ay bilaabayso duulimaadyadeeda Dalka Somaliya.Shirkadani ayaa sheegtay in  Ay Duulimaadyadeeda Bilaabayso 08/06/2013 ,Si Toos Ahna uag soo duuli doonto Kampala Ilaa Muqdisho.
Diyaarada U7 Ayaa sadex maalmood u duuli doonta Muqdisho si toosa,waxaana ka faa,iidaysan doona Ganacsato Yugandha u dhashay oo xiisaynaya Somaliya,Soomaalida Qurba-joogta ah ayaa diiradu saaran tahay oo shirkadu sheegtay in ay Toos uga soo qaadi doonaan Yurub Iyo Ameerica,Sidoo kale waxaa duulimaadyadani ka faa,iidaysan doona Milateriga Dalka Yugandha iyo Burundi ee dalkooga booqanaya .
Tani waxa ay ku soo beegmaysaa dadaalka wadamo badani ku xiisaynayaan in ay shirkadahooda diyaaradaha ay  Somaliya ka helaan suuq,Taasi oo la filayo in bishan gudaheegana ay si toosa u balwdo shirakada Ethiopian Airlines duulimaadyo Muqdisho Iyo Addis Abbaba.
Dhanka kale madaarka caalamiga ah ee Muqdisho ayaa lagu wareejiyay shirkad Turki ah oo maamulaysa madaarka isla markaana dhismaayaal cusub iyo qalaba ku kordhin doonta.
Xafiiska Wararka Boramanews.com
Isha ku hay Boramanews

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Tuesday, 11 June 2013 22:45
Friday, 07 June 2013 17:57
Saturday, 15 June 2013 21:42
Sunday, 16 June 2013 20:06
Monday, 27 May 2013 21:20
Wednesday, 29 May 2013 12:47
Wednesday, 29 May 2013 05:16
Thursday, 13 June 2013 02:58
Tuesday, 04 June 2013 07:11
Tuesday, 18 June 2013 13:53