bnn

HOLLAND:Warbaahinta Dalka Holland Oo Baahisay Muuqaalka Rabshad Ka Dhacday Xafladii 18May Ee Denhaag DAAWO WAXA DHACAY

PDFPrintE-mail

 somalia-vs-somaliland

Xafladii sanadguurada 18ka May ee lagu qabtay magalaada Denhaag ee dalka holland ayaa ku dhamaatay dagaal gacan ka hadal ah, iyadoo tiro dadkii ka soo qaybgalay ah xabsiga la dhigay, dagaalkan ka dhacay xaflada ayaa la isku adeegsaday toorey ama Midi sida la sheegay. Labo ruux oo dhalinyaro ah oo da’doodu lagu kala sheegay 17 jir iyo 22 jir sida Ay Dalka ku joogaan ayuu dhaawac ka soo gaadhay, waxaana goobta xaflada ka socotay soo gaadhay ciidamo boolis ah kuwaas oo amaanka sugayey, haseyeeshe dadkii xaflada isugu yimid ayaa soo buuxsamay banaanka goobta xaflada lagu qabanayey kuwaas oo diiday iney meesha ka dhaqaaqaan. Waxaana la sheegay in xaaladu ay cirka isku sii shareertay kadib markii nin 38 jir oo dadka ka soo qeybgalayaasha ka mid ahaa uu giitaar uu sitay uu ku weeraray kuna qaraacay nin booliska ka tirsan, isagoo isla markiiba ay xabsiga u taxaabeen boolisku , Haseyeeshee sidoo kale meesha ka dhacay weerar dhagax tuur ah halkaas oo nin kale oo booliska ka tirsan uu dhaawac fudud ka soo gaadhay waxaana weerarkaas dhacdadaasi loo xidhay wiil 26 jir ah oo degan magaalada Dordrecht. aba nin ayaa weli xabsiga ku jira waxaa lagu eedeyey weerar ka dhan ah booliska, kadib markii ay damceen in ay booliska la dagaalamaan

Read more...

 

MUQDISHO: Warsaxaafadeed Dawlada Federalka Somaliiya Ka Soo Saartay Joojinta Somaliland Ee Duulimaadyada Qaramada Midooday AKHRISO NUQUL BORAMANEWS SOO GAADHAY

PDFPrintE-mail

,

 Dowladda federalka Somaliya ayaa warsaxafadeed uga hadashay mowqifkeeda ku aaddan go’aankii ay Somaliland toddobaadkii hore ku joojisay duulimaadyadii diyaaradaha Qaramada Midoobay ay ku tegi jireen magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera,



d
 

ALJAZEERA ARABIC; Telefishanka Aljazeera Oo Qayb Mugleh Ka Qaatay Baahinta Xuskii 18may Ee Hargeysa DAAWO WARBIXIN KOOBAN

PDFPrintE-mail

ThumbnailAljazeera oo baahiyay xuskii 18may Ee Hargeysa

Read more...

 
 

FADEEXADII XUSKII18MAY BORAMA "CAAQIL Microfonka Xoog Loogaga Qaaday Isagoo Hadlaya '' MAALINTII BORAMA LASOO GALAY BAY AHEYD.. IYO CIIDAN KU DULDAGAY DAQIIQAD+DAAWO

PDFPrintE-mail

FADEEXADII XUSKII18MAY  BORAMA "CAAQIL Microfonka Xoog Loogaga Qaaday Isagoo Hadlaya  '' MAALINTII BORAMA LASOO GALAY BAY AHEYD.. IYO CIIDAN KU DULDAGAY DAQIIQADA+VIDEO
fadeexadii_borama_shalay
 

WARAYSI XIISO LEH: Halkuu Sahlka Ku Hayaa Khilaafka Cod U Qaadista Xukuumada Raysal Wasaare Saacid iyo Cali Khaliif Oo Ka Cadhooday Su'aal + VIDEO

PDFPrintE-mail

Cali-Khaliif-Galaydh1
WARAYSI XIISO LEH: Halkuu Sahlka Ku Hayaa Khilaafka Cod U Qaadista Xukuumada Raysal Wasaare Saacid iyo Cali Khaliif Oo Ka Cadhooday Su'aal + VIDEO 
 
 

Page 3 of 7