Friday, 09 November 2018 15:02

Madaxwayne Farmaajo Oo Gaadhay Gaadhay Magaalada Gondar Ee Dalka Itoobiya Iyo Kulamo Uu La Qaatay Hogaamiyayaasha Dalalka Itoobiya Iyo Eritrea+ SAWIRO

09/11/2018(BNN) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya Mudane, Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta gaadhay magaalada Gondar, gobolka Baxar-daar ee dalka Itoobiya, waxaana halkaasi kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin kala duwan.

Soo dhaweynta Madaxweynaha waxaa ka qeyb qaatay Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo Madaxweynaha Eretrea Isaias Afwerki.

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo ah Hoggaamiyaha Isbadellada ka socda Geeska Afrika ayaa maanta soo xirtay dhar Casaan ah oo ay xirtaan dadka Itoobiyaan xilliyadda Nabadda.

Kulan ayaa lagu waddaa in ay yeeshaan Hoggaamiyeyaasha , waxaana ay ugu dambeyntii soo saari doonaan War Murtiyeed ku aadan waxyaabihii ay ka wada hadleen.

f1

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

f2

 

We use cookies to improve our website and your experience when using it. Cookies used for the essential operation of this site have already been set. Cookie policy. I accept cookies from this site.Agree