Friday, 11 January 2019 23:39

Gudoomiye Ku Xigeenkii Gudiga Doorashooyinka Ee Dawlada Fadaraalka Somaliya Oo Xilka Qaadis Lagu Sameeyay Iyo Sobobta Xilka Looga Qaaday

11/01/2019(BNN) Guddiga Madaxabannaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa xilka ka qaaday Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Sayid Cali Sheekh Maxamed isla mar ahaanta ka saaray xubinnimada.

Guddiga doorashooyinka Qaranka oo ka kooban sagaal xubnood ayaa la aasaasay April 2, 2015.

Go’aankan cayrinta xubinta guddiga ayaa ah kii u horreeyey guddigu ku qaado xubin ka tirsan.

Warqada xilka qaadista

We use cookies to improve our website and your experience when using it. Cookies used for the essential operation of this site have already been set. Cookie policy. I accept cookies from this site.Agree